26th July 2024  admin  Category :

Jubaland oo tageertay go’aankii uu Rooble shaqada uga joojiyay Fahad Yaasiin

Jubaland waxay ku qanacsan tahay tallaabooyinka uu qaadey Ra’iisul Wasaaruhu ee kaga jawaabay codsiyadii isdaba jooga ahaa ee ka imanayay qoyska, qaraabada iyo shacab weynaha Soomaaliyeed ee lagu dalbanayey sidii ay cadaalad ku heli lahayed sarkaalad ikraan Tahliil.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*