Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

Ciyaaryahankii guulaha taariikhiga ah gaarsiiyay Soomaaliya haddana tababare u ah kooxda guuleysatay
25th February 2025 admin
Ciyaaryahankii guulaha taariikhiga ah gaarsiiyay Soomaaliya haddana tababare u ah kooxda guuleysatay Ciyaaryahankii guulaha taariikhiga ah gaarsiiyay Soomaaliya haddana tababare u ah kooxda guuleysatay 13 Oktoobar 2022 Xulka Qaranka Soomaaliya ee ay da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa maanta usoo …

25th February 2025 admin
Hadalkii hambalyada, dhiirigelinta iyo dardaaranka isugu jiray ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre caawa u jeediyay dhallinyarada cayaartooyda Xulka Qaranka Kubadda Cagta Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17-ka sano oo uu kula kulmay magaalada …

25th February 2025 admin
Raysal Wasaaraha Somaliya, Hamza Abdi Barre iyo wefti uu hogaaminaayo ayaa galabta gaadhay magaalada Addis Ababa ee caasimadda Ethiopia. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalka Ethiopia, …

25th February 2025 admin
Mohamed Abdi Jiirow, dhowr iyo lavaatan qof ayuu wax ka dilay ama dilkoodii ogaa Maxay ahayd balanta ay xildhimaan Aamino uga baxday Alshabaab ee lagy beegsaday pic.twitter.com/jT4QRr9QZT — VoiceOfSomalia (@SomalisVoices) October 12, 2022 …