Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

8th May 2025 admin
Daawo Xildhibaan Cali Mahadi ayaa Golaha Shacabka ka akhriyay Warbixin ku saabsan dagaalka Daacish ee Puntalnd …

8th May 2025 admin
Deeganka Axmarada[Aagga Gonder], waxaa lagu gubay in ka badan 10 gaadhi oo ah kuwa waawayn ee Isjiidka ah.Gaadiidkan oo midkiiba ilaa Labatan Milyan Bir lagu qiimeyo ayaa siday Saliid dibada loo dhoofinayay oo gaadhaysa 4kun oo Kiintaal. Kooxaha Axmarada ee …

8th May 2025 admin
Hoos ka daawo qaar ka mid ah xeebaha Puntland ee qurxoon …

8th May 2025 admin
Guushii Itoobiya ee Amxaarada ayaa laga xusay Magaalada Baydhabo Magaalada Baydhabo ee Xaruunta maamuulka Koonfur Galbeed ayaa laga xusay 129 guuradii ka soo wareegtay maalintii Boqortooyadii Itoobiya dagaalkii Cadwa ku jebisay Gumaystihii Talyaaniga ee dalkaas weerarka ku qaaday. Ciidanka Itoobiya …