Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

12th May 2025  admin  

Xildhibaan Jurile oo ka mid ah Aqalka Sare ee Federaalka ayaa arrimo badan oo ku saabsan siyaasada dalka Soomaaliya kaga hadlay wareeysi  uu siiyey Telifishinka Puntland. Allsanaag.com…

12th May 2025  admin  

Puntland ayaa dhawaan ka hor timid manhajka waxbarasho ee la horgeeyay gollaha wasiirada ee Dawladda Fedaarlka ee Soomaaliya. Hadaba ka hor imaanshaha Puntland ay ka hortimid ayaa dadka qaarkiis waxeey u arkaan in Puntland ay tahay mid dawaladda ku ah …

12th May 2025  admin  

Muslimiin tiradooda la sheegay inay  kor u dhaaftay 100.000 oo qof ayaa maana ku wada ciiday Barxad weyn  ee  ku taal magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska.  Sida la sheegay tirada maanta ku ciiday magaaladaas ayaa waxay noqonaysaa tiradii ugu badnayd …

12th May 2025  admin  

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, ayaa hadda waxa ka socda mooshin biloow ah ,  oo sida la sheegay la doonayo in lagu rido madaxweynha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Kooxda Mooshinka wada ayaa waxay ku doodayaan iyaga oo marmarsiiyo uga dhigaya …