Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

9th May 2025 admin
Shaqsiyaad ayaa waxeey kalla sooci la’yihiin magaallo dal caasimad u ah iyo maggaalooyinka kalle ee dalka ka jira. Tusaale, dadka ku nool magaalada New York, Los Angeles, Minneoplis ama Atlanta Georgia oo dhamaan ah magaalooyin ka mid ah dalka Mareeykanka …

9th May 2025 admin
Raiswasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in Odawaa, CabdiShakuur, Fiqi iyo Mahad Salaad ayna Caasimadda Soomaaliya ka xigin Soomaalida kale. Cali Maxamed Geedi waa Ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya, oo kooxdan kor ku xusan magacyadoodu iyo hogaamiyahoodii hore …

9th May 2025 admin
Maxamed Cabdi Yuusuf oo ka hadlayey kullan lagaga hadlayey axsaabta mucaaradka ah ee dalka Soomaaliya laga yagleellayo ayaa si qoto dheer ugga hadlay inaan xisbi qabiil matalyaa aan horumar lagu gaareen, balse sheegay in loo baahanyahay wadaniyiin la dagaalama jawaasiista …

9th May 2025 admin
Ganacsiga xaafada Islii oo ay Soomaalidu ku badan tahay ayaa si weeyn u kobcay, waxaana ka muuqda suuqyada magaalada isbedell aad u weeyn. Hase ahaatee, ganacsatada Soomaaliyeed ayaan diyaar u aheen ineey maalgashtaan dalka Soomaaliya iyaga oo sabab ugga dhigaya …