Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

18th April 2025  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said iyo Wafti uu hoggaaminayo oo isugu jira Xildhibaanno, Wasiiro iyo mas’uuliyiin kale ayaa Caawa booqasho, Salaan iyo Is-xogwaraysi ugu tagay Suldaan Muxamed Suldaan Cabdillaah, oo ka mid ah Isimadda Puntland.…

18th April 2025  admin  

Annagu u Warsangeli kula hadli mayno Buulo Xuubeey. Wasir Qorsheel. Oo jawaabtii ugu fiicnayd siiyey kooxdii Maakhir ee dhowaanta rababarka lagu siiyey degaano ka mid ah Konfurta Soomaaliya. Qorsheel markup dharbaaxasan siyaasadeed ku dhuftay Kooxdii Maakhir wuxuu ku sugnaa Wadnaha …

18th April 2025  admin  

Kulan nabadeed oo lagu soo gabagabeeyey Gaalkacyo Waxaa magaalada Gaalkacyo maanta lagu soo gabagabeeyay shir nabadeed oo maalmahanba magaalada uga socdey maamullada Galmudug iyo Puntland. Warbixinta arrintan ku saabsan waxaa Gaalkacyo ka soo diray wariyeheenna Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq. Gaalkacyo …

18th April 2025  admin  

Shidaalka ugu horreeya oo laga qodi doono Mareeg ilaa Hobyo (WARBIXI Shidaalka ugu horreeya oo laga qodi doono Mareeg ilaa Hobyo (WARBIXIN) Sannadkii 2020-kii, shirkadda sahaminta ee Norway, TGS, ayaa ku qiyaastay in qeyb ka mid ah badda Soomaaliya uu …