Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL
23rd December 2024 admin
Raiswasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in Odawaa, CabdiShakuur, Fiqi iyo Mahad Salaad ayna Caasimadda Soomaaliya ka xigin Soomaalida kale. Cali Maxamed Geedi waa Ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya, oo kooxdan kor ku xusan magacyadoodu iyo hogaamiyahoodii hore …
23rd December 2024 admin
Maxamed Cabdi Yuusuf oo ka hadlayey kullan lagaga hadlayey axsaabta mucaaradka ah ee dalka Soomaaliya laga yagleellayo ayaa si qoto dheer ugga hadlay inaan xisbi qabiil matalyaa aan horumar lagu gaareen, balse sheegay in loo baahanyahay wadaniyiin la dagaalama jawaasiista …
23rd December 2024 admin
Ganacsiga xaafada Islii oo ay Soomaalidu ku badan tahay ayaa si weeyn u kobcay, waxaana ka muuqda suuqyada magaalada isbedell aad u weeyn. Hase ahaatee, ganacsatada Soomaaliyeed ayaan diyaar u aheen ineey maalgashtaan dalka Soomaaliya iyaga oo sabab ugga dhigaya …
23rd December 2024 admin
Wakiilkii Suldanka Beesha Warsangeli Allah ha u naxariistee Ismaaciil Suldaan Maxamuud Cali Shire, ayaa Isaga oo Burco ku sugan sanadkii 1991 waxa uu u sheegay beesha Isaaq oo markaas jidbaysnayd in laga shaqeeyo Wadaninimo, lagana shaqeeyo midnimada Soomaaliya iyo amniga.…