Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

14th May 2025  admin  

Al-Shabaab oo Amrey in Xoolaha Gobolka Hiiraan aan laga dhoofin Bosaaso ee laga dhoofiyo Dekada Muqdisho Al-Shabaab ayaa soo saaray war Ceeb iyo fadeexad ku ah Dowlada Federaalka oo ay ku cadeeyeen iney saameyn weyn ku leeyihiin Dekada Muqdisho. Ganacsatada …

14th May 2025  admin  

Mar haddii aynu safaf u galayno Safiir waa maxay dawladnimada aynu haysanaa iyo Soomaalinimada aynu ku faanaynaa Ardayda xiriirka caalamiga ahka barta Jaamacadaha waxaa loo dhigaa shuruudaha madaxbanaanida  ama afka qalaad waxa lagu yiraahdo A sovereign state. A sovereign state …

14th May 2025  admin  

Tani ma’aha Puntland la wada leeyahay, mar haddii iyada oo aan maskaxda laga shaqaysiin la leeyahay halkan beeshayda ayaa degta ee aan dhagax dhigno. Kontonka gobol ee Maraykanku, waxay dhowr boqol oo sano ku wada joogaan waa wax wadaagga dhib …

14th May 2025  admin  

Qorshaha Weyn ee lagu Qasayo  Gobolad Koonfurta iyo Dhexe ee Soomaaliya(Grand Destabilization of South Central Somalia ) Hoos ka akhriso Tobon sano ka hor oo sheegnay in Kenya iyo Itoobiya Soomaali siday doonaan ka yeelayaan https://web.archive.org/web/20121214163731/https://www.allsanaag.com/index.php/component/content/article/49-dhinac/1525-two-igad-member-s-grand-destabilization-of-south-central-somalia …