Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

15th May 2025 admin
إِنَّا لِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ, Bahda Allsanaag, waxay y tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, eheladii, Caruurtii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee Khadra Jamac Cali Qorsheel oo hadda ku geeriyootay dalka Canada Marxuumad Khadra Jamac Qorsheel, waxaan …

15th May 2025 admin
Safiirka Soomaalida ee dalka Itoobiya ahna Wakiilka Soomaalida u fadhiya Midowga Afrika, Abdullaahi Ahmed Ilkojiir, ayaa warqadihiisa aqoonsiga u gudbiyey maanta oo arbaci ah xoogahaya midowaga Afrika Moussa Faki Mahamat …

15th May 2025 admin
Wareysi: Cabdi Xaashi oo ka hadlay muddo kororsiga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka horyimid go’aankii shalay Aqalka Hoose uu muddada ugu kordhayey laamaha dawladda Soomaaliya illaa laba sano. Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo waraysi siiyey Idaacadda VOA …

15th May 2025 admin
Taliyaha Booliska G/Banaadir oo sheegay inay joojiyeen Kulankii Baarlamaanka Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Saadaq John ayaa sheegay inay joojiyeen kulankii maanta ee Baarlamaanka, iyadoo ciidamo fara badan la dhigay Isgoysyada magaalada. Shir jaraa’id oo uu goordhow ku …