Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

1st February 2023 admin
Afartii Sano ee Farmaajo Mucaardka ahaa, ee uu doonayey inuu qabto xilka uga sareeya dawladda Soomaaliya haduuna u soo diyaar garoobin xilkan uu doonayo inuu hantiyo , waa ku adkaanaysaa Afarta sano ee soo socotana inuu wax badan ka qaban …

1st February 2023 admin
Cadwga ugu xun Soomaali waa ninka Soomaalinimo kula sheeganaya oo dano shisheeye u adeegaya Ummada Soomaaliyeed waxeey cadaw u heestaan oo kalliya wadamo gaar ah oo diidan in dalka Soomaaliya uu dib u soo noqdo, balse waxaa jira shaqsiyaad Soomaaliyeed …

1st February 2023 admin
Waa maxay wasiiru-dowle Shaqadiisu maxay tahay? Waxaa jira mansab lagu magacaabo ”wasiiru-dowle”, oo aan ku arki doonto liiska golaha wasiirada soo socda. Waa mansab looga dhaqmo dalal badan oo caalamka ah, anagana naguma cusba, waxaan ku aragnay golayaashi xukuumadihi hore, …

1st February 2023 admin
Falanqeeyn ku aadan isbeddelka laga fillan karro dawladda cusub ee Soomaaliya, faragellinta shisheeye ee dalka iyo sidda Soomaali ay ugga bixi karto dhibka daashaday soddonka sanno in ka badan. Allsanaag.com…