Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

15th May 2025 admin
Taliyaha Hawlgelinta ciidamada PMPF G/S Cabdiraxmaan Jaamac Maxamed ayaa Warbaahinta warbixin ka siiyey hawlgallada Ciidamada Dowladda Puntland ka wadaan buuralayda Calmiskaad, kuwaasi oo lagu soo af-meerayo firxadka Argagixisada. …

15th May 2025 admin
Hawiye iyo Isaaq oo isku haysta gobolkii Daraawiisht ee Sool . Siyaasadii Khaatumo ee ahayd in Puntland laga cararo oo Hawiye laysu dhiibo, si laysu jeclaysiiyo siyaasiyiinta Hawiyana loogu Sheekeeyo in beel ka mid ah beelaha Hawiye ay degaan gobolka …

15th May 2025 admin
Waa Hiddo iyo dhaqan Qarniyo soo jiraY iyo dhalinyaro ku cawaynaysa aroos lagu qabtay Dooxada Rad ee degmada Badhan ee gobolka Sanaag …

15th May 2025 admin
Ingineerkii ugu horeeyey ee Soomaaliyeed ee wax ku soo bartay Dalka Maraykanka Eng Fatah, Waa Engineerkii Fuliyey Mashruucii Waddada Geeldoora Ee Isku xidha Badhan & Laasqoray.Mashruuca Waddada waxaa markii hore isku tashi ku bilaabay bulshada Degaanka kasoo jeeda, Markii danbese …