5th August 2021  admin  Category :

Ingineerkii ugu horeeyey ee Soomaaliyeed ee wax ku soo bartay Dalka Maraykanka

Eng Fatah, Waa Engineerkii Fuliyey Mashruucii Waddada Geeldoora Ee Isku xidha Badhan & Laasqoray.Mashruuca Waddada waxaa markii hore isku tashi ku bilaabay bulshada Degaanka kasoo jeeda, Markii danbese waxaa la wareegtay Dawladda Oo dhamaystirtay.

Maanta Waddadu sidii hore maaha Oo dayac tir la’aan baahsan iyo Roobabkii dhowaan da’ay oo saameeyey dartood ma shaqynayso Oo waa go’antahay inkasto shaqo ku socoto.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*