Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

18th April 2025  admin  

Ugu danbayn Wasiirkii gaashaandhiga waa aqbalay Xil wareejintii uu diidanaa — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, iyo Wasiirkii hore Cabdiqaadir …

18th April 2025  admin  

Buuqii Ka Dhashay Khudbaddii Sh Maxamud Xaaji Yusuf ee Dagaalka Daacish & Hadalkii Kabtan Ayuub! …

18th April 2025  admin  

Sidoo kale Ciidanka ayaa soo riday Ilaa 3 drone ay adeegsanayeen Argagixisada naf la caariga ah ee Daacish. Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo ku jira howlgalka ciribtirka Argagixisada ayaa la wareegay talisyo waaweyn iyo Ceelashii biyaha ay Argagixisada ka dhibaateyn …

18th April 2025  admin  

March 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay, Amniga, Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee ka socda Calmiskaad oo maraya wejigii saddexaad, Warbixin Goluhu ka dhegaystay guddiga taakuleynta iyo daryeelka Ciidanka Hawlgalka …