27th July 2024  admin  Category :

Weriyii gaarka ahaa ee Villa Wardhiigley oo Xildhibaan noqday.

Xildhibaanka Villa wardhiigleey waa gabadha dhinaca bidix ka taagan xaaska Xasan culusoow

Doorashada aqalka sare ee Beelaha Isaaq oo horay xildhibaanadooda    ugu soo daray  inuu xubin uga noqdo baarlamaanka Soomaaliya   Cunto kariyihii qoyska reer Xasan Culusoow C/raxmaan Iidaan Yoonis, ayaa maantana Aqalka sare u soo doortay  Muna Xasan cumar , oo ah  weriyaha telafishanka ku hadla afka   Xasan Culusoow ee HAG NATIONAL TV oo horay loo yaqaanay  SOMALI NATIONAL TV.

Guriga Xasan Culusoow ee Villa wardhiigleey

Image may contain: 2 people, people standing

Xasan culusoow oo afar sano oo musuqmaasaq, eex, qabiil, karti la;aan. nin jeclaysi ku soo hogaaminayey ayaa maantana urursanay xildhibaano uu doonayo inay afarta sano oo socotana soo doortaan si dhaqan xumadiisii halkii uga sii wado

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*