29th March 2024  admin  Category :

Musharax Madaxweynaha Puntland Maxamed Daahir Ayaa Sheegay Inuu Safarkiisa Ugu Horeeyo ee uu ku Tagayo Puntland Ka Bilaabayo Gobolada Sool,Sanaag Iyo cayna Yahiin kuwo U bahan In Iyaga Laga Bilaabo Madama Horay Musharaxinta Garoowe Uga Bilaabaan.

Musharax Madaxweynaha Puntland Maxamed Daahir oo Ku Sugan Magaalada Nairobi Ayaa Si Adag Uga Hadlay xaalada Siyaasada Puntland Gar Ahaana Gobolada Sool,Sanaag Iyo cayn oo Inta Badani ka Danbeeeya Gobolada Kale ee Puntland.

Waxaa uu Intaasi Ku daray Inuu kasoo mid noqday Ciidamadii Xoogga Soomaaliya Muuse Biixina Isku Meel Ciidamada Kasoo qabteen Ayna Sifican isku Yaqanaan talaabada Ugu horaysana Tahay Inuu Muuse Biixi La Hortago Awoodisa Ciidamada uu yaqaan balse Hadal Ana Lagu xalin Karayn Duulaanka Muuse Biixi ee Gobolada Puntland Sidu Yiri”Musharax Maxamed Daahir”

Musharax Madaxweynaha Puntland Maxamed Daahir Ayaa ka Mid Ah Musharaxinta Puntland waxayna Noqonaysa Markii ugu Horeyey Musharax Puntland uu Ololahiisa Musharaxnimada Ka Bilaabo magaalada Garoowe.

Waa Kuma Musharaxani ?

Musharax Madaxweynaha Puntland Maxamed Daahir Ayaa Ka Mid Ahaa Ciidamada Xooga Soomaaliya Gar Ahaana waxay Isku  Meel Ciidamada Kusoo barteen Muuse Biixi Isagoo markii uu Muuse Bixii Isaga baxay Ciidamada Isaga Heer Sare Kasoo Gaadhey.

Waxaana Rajada Ciidamada uu Kusoo Bartay wadamada Ruushka ka Mid yahiin.

Inta Badan Dadka Puntland Ayaa isweydiinaya “Hada mala Joogaa Xiligii Nin Ciidamada Wax ka Yaqaan la Dooran lahaa? Madama Muuse Biixi Ku Gor Gortamayo Inuu Jabhad Nimadiisa Ku Qabsanayo Gobolada Sool sanaag Iyo cayn.

Dadka Reer Puntland Ayaa la Aamin san yahay Inaysan hada U Baahnayn Musharax Doonaya Inuu Soo hadal qaado Gobolada Maqan ee Puntland Kadibna iska Iloowo Marka uu madaxweynaha Ku Guulaysto Sidii 15 sano puntland Kusoo Jirtey.

Dhanka kale  Dhisida Awooda Ciidamada Puntland Ayaa Ah Mid hada Ku haboon Puntland Iyadoo 20 sano Jirtey Maanta halka Ciidamada Puntland Taagan yahiin Aysan Puntland u Qalmin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*