28th March 2024  admin  Category :

Madaxweeynaha Maamul Goboleedka Hargeeysa, Muuse Biixi, ayaa booqasho ku imanaya magaalada Burco, hase ahaatee, waxaa muuqata jawi diidanaan ah, mana jirto wax soo dhaween ah oo socota taas oo muujineeysa in lagu jiro maalmihii ugu danbeeyay ee burburka gooni goosatada.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*