16th January 2022  admin  Category :

Murashax Saed Abdullahi Deni Xiligii Uu Wasiirka Qorsheynta Dowladii Xasan Culusoow  ka ahaa Wuxu Puntland ku sheegay inay ku nool yihiin dad gaaraya 1,112,209- Hal Milyan boqol iyo labo iyo toban kun iyo labo boqol iyo sagaal Qof,isagoona xiligaas kursiga ku ilaashanayay tiro koobka beenta ahaa ee uu Deegaanada uu kasoo jeedo ka sheegay.
Maantana Waa Musharax Madaxweyne Puntland Waxana taas sabab u ah Shacabka Puntland oo raali ka ah cid waliba inay usoo shaqo tagto oo xoolahooda dhacdo,been cadna ay ka sheegto masiirkooda iyo jiritaankooda.
Fiiro gaar Ah tiro koob kale oo la sameeyey isla sanadkaas 2014 Deni Tiro koobka beenta ah Xasan Culusoow uu u sameeyey ayaa la ogaaday Bosaaso oo keliya inay ku nool yihiin dad gaaraya hal milyan iyo Konton Qof…

Tirakoobkan ayaa sida muuqata  bulshada ku nool gobolada Sanaag iyo Sool waxa lagu daray maamulka Hargaysa, waana sababta ay u  noqdeen beesha iSAQ AFARTA MILYAN OO QOF

Deni  iyo kooxdiisa  ayaa aaminsan inay gadanayaan qaar ka mid ah xildhibaanada ka imanaya gobolada Sanaag iyo Sool, sidaasna ay ku noqon doonaan madaxweynaha soo socda ee Puntland
Hadaba Baarlamaanka Puntland ayaa laga rabaa inay Deni kula xisaabtamaan Maalinta Doorashada Ee 08-01-2019.ka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*