6th June 2023  admin  Category :

Xildhibaankii markii la dooranayey,  ninkii la tartami lahaa iyo 51kii oday oo dooran lahaa musuqmaasaq Muqdisho diyaarad looga soo qaaday , oo markii ay  codayntii dhamaatay isla diyaaraddii ugu laabtay magaalada Muqdisho ayaa maanta umadda Soomaaliyeed ku murmaysaa Odowaa iyo Farmaajo yaa Qaranka Soomaaliyeed badbaadin kara?  Taasina waxay tusaale fiican u tahay in madaxweyne Farmaajo ku fashilmay hogaankii Qaranka.

Mooryaan iyo Dawladnimo

1991 ayaa loo noqonayaa?

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*