26th July 2024  admin  Category :

Qof sadexadaad oo qaba Xanuunka coronavirus ayaa laga helay Muqdishi

Sida ay xaqiijiyeen Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya iyo Qarmada midoobey, qofkii sadexaad ee ku sugan dalka Soomaaliya ee laga helay xanuunka coronavirus ayaa noqday Qof  Ajinabi ah oo ku sugan xerada Xalane

Image may contain: text that says 'UNSOM UNSOM @UNSomalia in #Somalia confirms 1 employee of UN-contracted company diagnosed with COVID-19 We take the pandemic seriously & have taken all measures to prepare for & contain any cases. We continue supporting health authorities to prevent further spread & strengthen health systems.'

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*