27th July 2024  admin  Category :

Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya wuu Cadeeyay Doorashada Soomaaliya in aan la Kordhin doonin Wakhtiga Doorashada.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah Maxamed Mursal Sheekh ayaa ka hadlay dib-u-dhigista Kalfadhigii ugu dambeeyay ee baarlamaanka iyo suurtogalnimada in la kordhiyo muddo-xileedka dowladda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*