26th July 2024  admin  Category :

Ganacsatada xaafadda Islii ee Keenya ayaa ku qabtay xaafaddaas muddaaharaad looga soo horjeedo caanshuur badan oo lagu soo rogay ganacsatada suuqaas.  Dekedda magaaladda Mombasa waxaa ku xannibnaa 350 konteenar oo ganacsatada Soomaaliada ay leeyihiin. Dedaal badan iyo is afgarasho kadib, waxaa caanshuurta loo daayey halkii ay joogtay markii hore.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*