25th September 2023  admin  Category :

Gacan ku dhiiglayaal qabii dilooday oo kuwa Gabdhaha  iyo caruurta kufsada ugu yeera Mujaahidiin. Maantana ninkii yiri “Aniga oo aarsan kale Duco qaadan maayo la doonaya inuu hogaamiye noqdo ayaa bulshada  caalamka ka baryaya in loo soo gacan geliyo Morgan. Bulshada Caalamku waa la socotaa in Soomaali qabiil isku dishay dagaal sokeeyana dalka  ka socday 25 sano.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*