18th April 2024  admin  Category :

Cumar Cabdirashiid ” Baarlamaanka Puntland uma baahna khudbado laga hor jeediyo farsamooyin kale oo aan fahansanahay ayuu ku shaqeeyaa

Ra’isal wasarihii hore ee Somalia oo maanta ka baaqasdey inuu ka qayb galo khudbadahii musharaxiinta aqalka sare Barlamanka Somalia ka jeedinayeen Aqalka wakiilada Puntland.

Wararku waxay sheegayaan inuu dalka Kenya safar ugu baxay aan la shaacin sababtu waxay tahay

https://youtu.be/Or13QV19oeA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*