28th November 2024 admin Category :
Gacan ku dhiiglayaal qabii dilooday oo kuwa Gabdhaha iyo caruurta kufsada ugu yeera Mujaahidiin. Maantana ninkii yiri “Aniga oo aarsan kale Duco qaadan maayo la doonaya inuu hogaamiye noqdo ayaa bulshada caalamka ka baryaya in loo soo gacan geliyo Morgan. Bulshada Caalamku waa la socotaa in Soomaali qabiil isku dishay dagaal sokeeyana dalka ka socday 25 sano.
https://youtu.be/GAnCjWz9liY
https://youtu.be/Hmg3KN6zhXY