27th July 2024  admin  Category :

Beel ka mid ah beesha Direed ayaa ka hortimid mooshinka laga keenay Madaxweeyne Farmaajo, iyagoona sheegay in aan waqtigaan mooshin loo baahneen.

Balse madaxweenaha iyo ra’iisal wasaaraha ayaa lagu eedeenayaa ineey dalka ka abuureen qalqal siyaasadeed taas oo ku aadan burburinta maamulada dalka ka jira, isticmaalka hantida shacabka qaab musuqmaasuq, adeegsiga ciidanka iyo hubka dalka.

https://youtu.be/aS4IOop-ngU

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*