26th July 2024  admin  Category :

Taajiriintii ka taajiray fawdada iyo biliqada Soomaaliya  oo diiday inay Canshuur bixiyaan

Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqay shaqo joojin iyo in wixii hada ka dambeeya la xirayo Ganacsiga Suuqa madow ee ugu  weyn Caalamka  ee Bakaaraha, kaddib markii ay Dawladdi Canshuur waydiisay

Kulamo u dhaxeeyay Dhiig miiratada Muqdisho ee ka taajiray bililiqadii 1991   iyo Ra’iisul Wasaaraha oo uu wehliyay Wasiirkiisa Maaliyadda ayaa ku dhamaaday is faham waay, kaddib markii madaxda Suuqa Bakaaraha ku adkaysteen inaanay canshiir bixinayn

Image result for lootgif

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*