3rd June 2023 admin Category :
Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali oo Goordhow la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Bankiga laga xaday lacag dhan Shan boqol iyo Soddon Kun oo Doollarka Maraykanka ah, $ 530,000.