26th March 2024  admin  Category :

Daawo Xasan Culusoow oo doontii uu sarnaa ee degaysay ka soo  Dardaarmay.

Madaxweynhii hore ee Soomaaliya Xasan Culusoow ,  ayaa markuu arkay in Rw Cumar Cabdirashiid uu siyaasaddi ugu itaa roonaaday oo Xildhibaanada Soomaaliyeed intooda badani ay isaga la socdaan, ayaa caawa khudbadan ka hor akhriyey taageerayaashiisa.

Xasan Culusoow. sideed milyan oo Soomaaliyeed ayuu ka dhex doortay in Cumar Cabdirashiid uu noqdo Ra;isawasaarihiisa. Umadda Soomaaliyeed maalintii uu magcaabayey iyo intii ay wada shaqaynayeen marna uma sheegin denbi uu leeyahay  Cumar Cabdirashiid . Maanta markuu arkay in  duufaani ku dhufatay oo Doontii uu sarnaa  sii degayso ayuu sheekadan la yimid.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*