29th March 2024  admin  Category :

Wasiiru Dowlaha Maaliyada Soomaaliya,   degaanada uu ka soo jeedo loogama hadlo afka u gaarka ah beesha  Raxwaynta, sidaas awgeed wax denbiya ma gelin haddii uu yidhi ma fahmin su’aashii ujeedada lahayd ee leegu waydiiyey Afka Maymayga,

Wasiiru dowlaha maaliyada Somalia maxamuud Xayir Ibrahim, ayaa ka soo jeeda degmada Qandala ee gobolka Bari, 4.5 ayuu kaga mid noqday golaha wasiirada Soomaaliya, waa edeb daro in nin  laga soo doortay Daafeed uu ku eedeeyo Wasiiru dowlaha maaliyadda Soomaaliya  af besheeiisa  u gaarka  ah maxaad u fahmi wayday

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*