9th June 2023  admin  Category :

Taliyaha ciidanka keydka ee Puntland Cumar faraweeyne ayaa ka hadlay dagaalkii ka dhacay Tukaraq. Taliyaha ayaa sheegay in maamulka Hargeeysa maleeshiyaadkooda laga dilay 11, meesha seddex gaarina laga gubay.

Dhinaca maamulka Hargeeysa waxii ay ka yiraahdeen dagaalkii dhacay.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*