1st February 2023  admin  Category :

Xafiiska Hanti dhowrka Somaaliyeed ee dhowaan ku soo eedeeyey dawladdii hore ee uu hogaamin jiray madaxweyne Farmaajo inay lacag isdaba mariyeen, ayaa hadda la ogaaday inay ha’yadaasi tahay tan ugu musuqmaasaqa badan, qaraaba kiil dadka lagu shaqaalaysiiyo, oo qof aan ka soo jeedin beesha Habar Gidir aan la shaqaalaysiin

Gudoomiyaha xafiiska Hantidhowrka Soomaaliya Mohamed Ali (Afgoi) ayaa ortay shaqaalahan intii xilka loo magcabay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*