5th August 2021  admin  Category :

MAXAAD KA OGTAHAY KU DHAWAAD KUN QOF OO JABHADDII SNM KU LAYSAY BOORAME YAA SE HOGGAAMINAYEY & WALIBA IN KA BADAN 75 NIN OO AYANA SNM AY BERBERA KU DILEEN? | Sidee ku yimi goonigoosadka Somaliland ku dhawaaqaday 1991? | Siyaasada ku dhisan jujuubka & cagajuglaynta ee ka soo bilaabatay shirkii Burco ee 1991 maxaad ka ogtahay? |

Maxaad ka ogtahay ku dhowaad kun qof oo Jabhadii SNM ku laysay Boorame yaa se hoggaaminayey fulinta dilalkaas iyo waliba in ka badan 75 nin oo isla waqtigaas SNM ay Berbera ku dileen? | Maxaad ka ogtahay ku dhowaad kun qof oo Jabhadii SNM ku laysay Boorame yaa se hoggaaminayey fulinta dilalkaas iyo waliba in ka badan 75 nin oo isla waqtigaas SNM ay Berbera ku dileen? |

Daljir ayaa arrimahaas waraysi kala yeelatay Ing. Maxamuud Xasan Hidiidaa (Eng Qawaacid ) oo goobjoog u soo ahaa inta badan dhacdooyinkii ka dhacay Waqooyi Galbeed xilligii burburka

One thought on “MAXAAD KA OGTAHAY KU DHAWAAD KUN QOF OO JABHADDII SNM KU LAYSAY BOORAME

  1. Sharmarke

    Somaliland ama waqooyi galbeed Somalya, waxay aduunka ugu sheegeen in 2001kii afti la sameeyay oo ay 97% shacabka ay u codeeyeen gooni u goosadka.
    Aftidaas waxay ahayd mid aan sharci aheen laba sababood awgeed.
    1: shacabka xor uma aheeyn in qof kasta fikradiisa uu wato. Tusaale ahaan qofkii aaminsan in Somaliya la kala gooyn ma hadli karin oo waa la handadi jiray.
    2: Deegaanada Harti waqooyi afti kama aysan dhicin, magaalada Laascaanood oo kale waagaas aftida la qaadayo 2001kii waxay ka mid ahayd oo joogay Puntland.

    Waa in laga taba tagaa beenta ay SNM caalamka u sheegtay oo ay ku tiri 97% shacabka waxay u codeeyeen in gooni la isku taago.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*