6th March 2026 admin Category :
Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa dhammaadka bisha barakaysan ee Ramadaan iyo farxadda ciidda awgeed waxa uu cafis ugu fidiyey 119 maxaabiis ah oo ku xidhnaa xabsiyada waa weyn ee Garoowe, Boosaaso iyo Qardho