28th March 2024  admin  Category :

Xannuunka Covid 19 ayaa saameeyn dhaqaale oo aad u weeyn ku yeesha dhaqaalaha adduunka. Hadaba Saameeyn intee la’eg ayuu Cov 19 ku yeeshay dhaqaalaha Soomaaliya? Daraasad laga sameeyey arrintaas waxaa sharaxaya Wasiirka Qorsheeynta ee DF Jamaal.

Nooc cusub oo lagu dhacayo dukaamada ayaa ka billoowday magaalada Muqdisho taas oo lagu bartilmaameedsanayo ganacsatada, gaar ahaana, kuwa ku leh dukaamada wadada Maka al Mukarama.

Maamulka Jubaland iyo Puntland ayaa sheegay in wallaac ay ka qabaan qabsoomidda shirkii la fillayey inuu dhexmaro iyaga iyo dawladda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*