27th July 2024  admin  Category :

Baarlamaanka ayaa maanta furmay iyada oo ay ka maqnaayeen 15kii xildhibaan ee laga mamnuucay ineey soo xaadiraan muddo shan cisho ah. Hadaba, xubnaha baarlamaanka qaar ka mid ah ayaa markii uu kullanka soo dhammaaday waxa ay ka hadleeyn sida ay u arkaan xaalka dalka uu marayo iyo wararkii la isla dhexmarayey ee ahaa in baarlamaanka ay wadaan waqti ku darsi ay u sammeenayaan dawladda. Meesha kuwii la xanibay qaar ka mid ahna ay sheegeeyn in ciidanka ay ka hor istaageeyn ineey baarlamaanka tagaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*