16th April 2024  admin  Category :

Madaxweeyne ku xiggeenkii horre ee Jubbaland, haddeerna ka mid ah xubnaha aqalka sarre ayaa taageeray madaxweeynihii horre ee DF Xasan Shiikh.

Qofka inuu qof taageero ma xumma, laakiin Fartaag inuu taageero Xasan Shiikh oo ku lumiyey muddo hal sanno ah in maamulka Jubbaland uu burbiryo ayaa ah wax lala yaabo.

Hadaba, Fartaag oo og dhibka Xasan Shiikh uu dalka Soomaaliya u geeystay afartii sanno ee uu joogay ayaa dadka waxeey is weeydiinayaan waxa Fartaag ku kallifay inuu taagaaro madaxweeynihii ugu xummaa ee dalka Soomaaliya soo marra tan iyo xornimadii.

HOOS KA DHAGEESYO WAREEYSI FARTAAG LAGA QAADAY KAAS UU KAGA HADLAYO DHIBKA XASAN SHIIKH UU KU HAYEY MARKII LA DHISAYEY JUBBALAND.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*