27th July 2024  admin  Category :

Daawo dhowr iyo labaatanka Biyo xidheen ee ugu waaweyn ee laga hirgeliyey Puntland

Wasaaradda Deegaanka & Isbedelada Cimilada Puntland ayaa la timid waxqabadkii ugu weynaa ee 30-kii sanno ee lasoo dhaafay la gaarsiiyey Shacabka mandiqada Puntland, gaar ahaana kuwa miyida oo baahiyo waa weyn ay haystaan, kana sugayaan golayaasha dawladdu in ladaboolo.

Wasaaradda Deegaanku waxay hirgalisay Biyo xireeno ama dhaamamka 22 waa weyn oo ay baahi u qabeen Shacabka reer miyiga Puntland, waxaa sidaas oo kale la dayactiray in ka badan 70 curfooyin oo qabanaya biyo xoog badan.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*