27th July 2024  admin  Category :

Dalka Japan waxaa laga hirgeliyey masaajidka wareega kaas oo laga sameeyay gaari weeyn oo ah nooca xamuulka. Mudooyinkaan danbe waxaa ku soo badanaya dalka Japan dadka soo muslimaya. Hadaba muuqaalka hoose kaga boggo sida uu u shaqeenayo gaariga masaajidka laga dhigay.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*