26th July 2024  admin  Category :

Curadka allaha u naxariistee Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa sheegay in dhul ay leeyihiin lagu heeysto. Bal haddii dadkii madaxda u soo noqday maamulka Hargeeysa dhulkii lagu heeysto, yaa u maqan dadka masaakiinta ah. SNMta iyo USCda ayaa laga dhaxlay dhul boob iyo billilaqo aan dhamaad laheen soddon sanno ka dib. Waxaase is weeydiin leh, dadka dhul aysan laheen qaadanaya diinta ay heeystaan?

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*