10th May 2024  admin  Category :

Maamulka Hargeeysa, oo ku taqasusay sida loo faafiyo beenta iyo jahwareerinta ummadda, ayaa maalin kasta waxeey ku soo bandhigaan meel afar askari, iyaga oo ku sheegaya ineey yihiin ciidanka maamulka Hargeeysa.

Hadaba, muuqaalka hoose waxa aad ku arki kartaan afar askari oo ku suggan dulleedka Ceerigaabo, iyagoona sheeganaya ineey yihiin ciidanka maamulka Hargeeysa. Haddii ciidankaas ay yihiin ciidan jooga Ceelbuh, maxeey magaalada gudaheeda uga soo dhex hadli waayeen, balse keenay in quracyada ka soo dhex hadlaan?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*