18th April 2024  admin  Category :

Oday ka mid ah odayaasha SNM ayaa sheegay in dawladda Mareeykanka aysan diyaar u aheen ineey maamul goboleedkooda ay aqoonsadaan. Sidoo kalle, wuxuu sheegay in maamulkaas uu ka jiro caddaalad darro baahsan, musuqmaasuq, xaraashida hantida shacabka ee dawladdii Kacaanka iyo ku shubashada jeebadaha lacagaha deeqaha iyo canshuurta.

https://youtu.be/wxHbLkRVuOE

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*