31st January 2023  admin  Category :

Maleeshiyaadka SNM oo toogtay Wiil arday ah oo ku labisan Calanka Soomaaliyeed

Gudoomiyaha Mucaaradka ee Xisbiga UCUD, oo doorashaddii dhowayd ee maamulka beelaha Dirta Waqooyi ka helay kuraas aad u badan ayaa mar aan fogayn baaq u dirayey wuxuu ku sheegay “in Daaroodka cadowgeena ah aan meel fog laga raadin ee waa in laga raadiyaa Jaamacdda Camuud oo ay Isaaqa halkaa uga badan yihiin.”

Ibraahim Salaad Ibraahim, oo ay dhashay Canab Ciise Guutaale, kana soo jeeday beesha Cali Saleeban ee Majeerteen oo Waxbarasho iyo aqoon u soo doontay Jamacadda Camuud ee gobolka Awdal ayaa caawa madax looga toogtay magaaladaas, isaga oo ku labisan Calanka Soomaaliyeed

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*