8th May 2024  admin  Category :

Gamaal Baaxad oo bedelay taliyihii hore ee SNM, ayaa isaguna ka daba tegay taliyihiisii hore Caare

Taliyihii maleeshiyaadka SNM  ee dhowaan bedeley taliye Caare oo jabhadayn ugu maqan maamul gobolkeedka puntland ayaa isna caawa ka daba tegey  Caare

Gamaal Ducaale Baaxad oo ay beesha Habar yoonis ka soo wada jeedaan  Caare, ayaa sheegay in maleeshiyaadka Habar yoonis ee ka mid ah maamulka Somaliland ay dhowaan isu soo wada dhiibi doonaan maamulka Puntland.

Jabhadkan isu soo dhiibay Puntlnd ayaa ka soo jeeda beesha Habar yoonis, Muuse Ismaacii, Reer Cabdale Maxamuud

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*