26th July 2024  admin  Category :

Dhoola tuskii awoodaa beelaha Harti oo mira dhaliyey iyo labadii nin oo Soomaali  ugu afka xumaa  oo dabada la galay madaxweyne Farmaajo.

Gudoomiyaha xisbiga beelaha Garxejis Faysal Cabdi Waraabe iyo ardaygiisa ka qaatay dhaqanka   Cali Khaliif, ayaa markii ay arkeen awoodda beelaha Harti waxay dabada la galeen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo  iyaga oo ka cddsaday inta awoodiisa ah isaga oo la kaashanaya bulshada Caalamka uu ka hor tago inuu dagaal ka dhaco gobolka Sool

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*