
17th July 2026 admin Category :
Waa magaalada ugu wax soo saarka badan guud ahaan Soomaaliya, waana magaalo aad u koraysa, Waa Milxo, Laasqoray , Sanaag Puntland
Hase ahaatee degaanada Soomaalida waxay kaga duwan tahay waa Boqcad aan lakala lahayn oo u baahan in Mulkiilayashii Allah dusheeda ku abuuray inay hurdada ka toosaan oo ka shaqeeyaan amnigeeda iyo horumarkeeda







