
14th July 2026 admin Category :
Duqa magaalada New York Zohran Mamdani ayaa Dowladda Mareykanka u soo jeediyey ay in ay wax-ka-barto Nebi Muxammad SCW, isaga oo ka hadlaya dadka socotada ah: “Diinta Islaamku waxay ku bilaabatay socdaal… Nebiga oo ka soo hijirooday Makka ayaa lagu soo dhoweeyey Madiina… waa in sidaas oo kale aan ixtiraamnaa dadka muhaajiriinta ah oo garab qabannaa.”
🚨 Breaking 🚨
— Allah Islam Quran (@AllahGreatQuran) February 6, 2026
NYC mayor Zohran Mamdani Suggests America should take Notes from the "Prophet" Muhammad ï·º when it comes to migration. pic.twitter.com/uTCNPeaqPp







