29th March 2024  admin  Category :

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo sharci la’aan ku ah dalka Talyaaniga ayaa dawladda Talyaaniga waxeey u sheegtay in Soomaalinimadooda ay soo caddeeyaan si sharciga loo siiyo, kana soo cadeeyaan Soomaalinimadooda safaarada Soomaalida ay ku leedahay dalkaasi Talyaaniga.

Hadaba, dhalinyaradaas ayaa la xiriiray safaarada Soomaalida ee dalka Talyaaniga si Soomaalinimadooda ay u soo caddeeyaan, laakiin dadkii tagey safaarada Soomaalida waxaa loo sheegay  ineey marka horre ay baasaboor Soomaali ah loo sameeyo ayna bixiyaan lacago. Hadaba, dhalinyaradaa wixii ay ka yiraahdeen arrintaas fadlan hoos ka daawo.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*