28th March 2024  admin  Category :

Saleebaan Gaal oo ka mid ah odyaasha SNMta ayaa sheegay in heshiiskii Khaatumo lala galay uusan aheen heshiis, laakiin heshiiskaas uu ansax noqon karo oo kalliya marka labada aqalka ee beelaha Isaaq la soo marsiiyo. Ayaan darrada ayaa waxa ay tahay in shacab iska dhan ay sharaftooda ku ciyaaraan manta shaqsiyaad iyagu dano gaar ah leh kuwaas oo aan ka fakareen magac xummo iyo taariikh toona. Sidee ku dhacday in reer ay ansixiyaan reer kalle?

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*