26th July 2024  admin  Category :

Hadii wasiirul dawlihii madaxtooyada Soomaaliyia  dawladdii Xasan Culusoow uu maanta leeyhay heshiisyadii aanu la  geli jirnaycaalamku  magac Hawiye ayaan ku saxiixay iyo Habar gidir. Been ma uu sheegin dawladdi xasan Culusoow dawlaad HAG ayeey ahayd. Laakiinse caalamku wuxuu u aqoonsanaa dawlad Soomaaliyeed, sida saxiixa hoose aad ku arki doontaan.

Sawirka Zekeriye Awaare.

https://youtu.be/8ZtS-SA4S4M

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*