29th March 2024  admin  Category :

Wasiirka Duulista iyo Hawada Dawladda Puntland,  Ahmed Elmi Osman “Karaash oo maanta shaaciyey Inuu yahay Musharax u taagan  M/wayne Xigeenka Puntland, ayaa aad looga soo dhoweeyey guud ahaan Puntland

Sawirka sare ee Murashaxa  madaxweyne ku xigeenka Puntland la taagan yahay waa

Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Garaad Maxamuud Cali Shire.

Ugaas Xassan Ugaas Yaasiin Ugaas Cabdirixmaan Ugaas Ibraahim.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*